Kulan Xasaasi ah oo Hargeysa ku dhax maray Muuse Biixi iyo Ben Fender (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka waxa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga soo jireenka ah iyo arrimo la xidhiidha dhinacyada amniga mandaqadda geeska Afrika, kobcinta iyo kor u qaadidda waxbarashada, sidoo kale waxa kulankaasi lagu … Continue reading Kulan Xasaasi ah oo Hargeysa ku dhax maray Muuse Biixi iyo Ben Fender (Daawo Sawirro)